Ilaalada qoysku(familievernet) waxa ay ku deeqdaa talobixin iyo daawayn, cid kasta oo dareenta dhibato, xurguf ama mushkilad ku timaada reerka dhexdiisa. Tana waxa ay noqon kartaa xurgufaha soo noqnoqda maalin kasta ilaa furniin ama xanaanowareejin. Ilaalada qoyska waxa jooga oo ka shaqeeya khubarada qoysaska (familieterapeuter), khubarada cilmu nafsiga (psykologer) iyo khubarada bulshada (sosionomer).

2 s., utgitt av Barne-, ungdoms- og familiedirektoratet i 2017.